Taariikhdii Labaad 18:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhawr sannadood dabadood isagu wuxuu Axaab ugu tegey Samaariya. Oo Axaabna isagii iyo dadkiisii la socdayba wuxuu u qalay ido iyo dibi faro badan, oo wuxuuna isagii oggolaysiiyey inuu ula kaco Raamod Gilecaad.

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:1-4