Taariikhdii Labaad 18:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu yidhi, Waxaan arkay dadka Israa'iil oo dhan oo buuraha ku kala firdhay sidii ido aan adhijir lahayn. Oo Rabbigu wuxuu yidhi, Kuwanu sayid ma leh ee nin waluba gurigiisii ha ku nabad noqdo.

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:9-18