Taariikhdii Labaad 18:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wargeeyskii Miikayhuu loo diray inuu u soo yeedho wuu la hadlay oo ku yidhi, Bal eeg, nebiyadii war wanaagsan bay u sheegeen boqorkii, oo isku af bay ku wada hadleen. Haddaba waxaan kaa baryayaa in eraygaagu la mid noqdo eraygooda, oo adigu wax wanaagsan ku hadal.

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:9-22