Taariikhdii Labaad 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sidqiyaah ina Kenacanaah ayaa samaystay geeso bir ah, oo wuxuu yidhi, Waxaa Rabbigu leeyahay, Kuwan waad ku hardiyi doontaa reer Suuriya ilaa ay wada baabba'aan.

Taariikhdii Labaad 18

Taariikhdii Labaad 18:8-18