Taariikhdii Labaad 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed Rabbigu boqortooyadii gacantiisuu ku xoogeeyey, oo dadkii Yahuudah oo dhammuna Yehooshaafaad ayay hadiyado u keeni jireen, oo isagu wuxuu lahaa maal iyo sharaf badan.

Taariikhdii Labaad 17

Taariikhdii Labaad 17:3-13