Taariikhdii Labaad 17:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu ciidan fadhiisiyey magaalooyinkii deyrka lahaa oo dalka Yahuudah oo dhan, oo rugo askareedna ayuu dhex dhigay dalkii Yahuudah iyo weliba magaalooyinkii reer Efrayim oo aabbihiis Aasaa uu mar hore qabsaday.

Taariikhdii Labaad 17

Taariikhdii Labaad 17:1-7