Taariikhdii Labaad 17:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tanuna waa tiradoodii iyo sidii ay reerahoodu kala ahaayeen, saraakiishii kun kun u talin jiray ee dadkii Yahuudah waxaa ka joogay Cadnaah oo sirkaal ahaa, oo waxaa isaga la jiray rag xoog badan oo ah saddex boqol oo kun,

Taariikhdii Labaad 17

Taariikhdii Labaad 17:11-15