Taariikhdii Labaad 17:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Falastiin qaarkood ayaa Yehooshaafaad u keenay gabbaro iyo lacag baad ah, oo weliba Carabtiina waxay u keeneen adhi badan oo ah toddoba kun iyo toddoba boqol oo wan iyo toddoba kun iyo toddoba boqol oo orgi.

Taariikhdii Labaad 17

Taariikhdii Labaad 17:7-19