Taariikhdii Labaad 16:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Benhadad dhegaystay hadalkii Boqor Aasaa, oo saraakiishii ciidammadiisa ayuu u diray magaalooyinkii dalka Israa'iil, oo waxay dagaal ku dhufteen Ciyoon, iyo Daan, iyo Aabeel Mayim, iyo magaalooyinkii wax lagu kaydin jiray oo reer Naftaali oo dhan.

Taariikhdii Labaad 16

Taariikhdii Labaad 16:1-9