Taariikhdii Labaad 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa lagu aasay qabriyadiisii uu ka qotay magaaladii Daa'uud, oo waxaa lagu jiifiyey sariir ay ka buuxaan cadar udgoon iyo uunsi kala cayn cayn ah oo lagu hagaajiyey sancada kuwa cadarka sameeya, oo waxaa loo sameeyey dabshid aad u weyn.

Taariikhdii Labaad 16

Taariikhdii Labaad 16:6-14