Taariikhdii Labaad 16:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddii sagaal iyo soddonaad oo boqornimadiisa ayaa Aasaa cagaha ka bukooday, oo cudurkiisiina aad iyo aad buu u weynaa, oo weliba isagu cudurkiisii Rabbiga uma uu doonin laakiinse wuxuu u doondoonay dhakhtarrada.

Taariikhdii Labaad 16

Taariikhdii Labaad 16:4-13