Taariikhdii Labaad 16:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Aasaa waxarkihii u cadhooday oo wuxuu ku riday xabsi, maxaa yeelay, aad buu ugu xanaaqay xaalkan daraaddiis. Oo isla markaasna Aasaa baa dadkii qaarkiis dulmay.

Taariikhdii Labaad 16

Taariikhdii Labaad 16:8-13