Taariikhdii Labaad 15:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagii way kala burbureen, oo quruumuba quruun bay ka gees noqotay, magaalona magaalay ka gees noqotay, waayo, Ilaah baa ku dhibay cidhiidhi oo dhan.

Taariikhdii Labaad 15

Taariikhdii Labaad 15:1-13