Taariikhdii Labaad 15:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gurigii Ilaah wuxuu soo geliyey alaabtii aabbihiis quduuska ka dhigay iyo alaabtii uu isaga qudhiisu quduuska ka dhigay, waxayna ahayd lacag iyo dahab iyo weelal.

Taariikhdii Labaad 15

Taariikhdii Labaad 15:8-19