Taariikhdii Labaad 14:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxay burburiyeen teendhooyinkii xoolodhaqatada, waxayna dhaceen ido faro badan iyo geel. Dabadeedna Yeruusaalem bay ku noqdeen.

Taariikhdii Labaad 14

Taariikhdii Labaad 14:12-15