Taariikhdii Labaad 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed Aasaa iyo dadkii Yahuudah hortooda ayaa Rabbigu ku jebiyey kuwii reer Itoobiya, kuwii reer Itoobiyana way carareen.

Taariikhdii Labaad 14

Taariikhdii Labaad 14:3-15