Taariikhdii Labaad 14:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abiiyaah dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay magaaladii Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Aasaa, oo wakhtigiisiina dalku wuu xasilloonaa intii toban sannadood ah.

Taariikhdii Labaad 14

Taariikhdii Labaad 14:1-4