Taariikhdii Labaad 13:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hadda idinku waxaad ku fikiraysaan inaad boqortooyada Rabbiga ka hor joogsataan gacanta ilma Daa'uud, oo weliba idinku waxaad tihiin dad faro badan, oo waxaadna wadataan weylihii dahabka ahaa oo Yaaraabcaam idiinku sameeyey Ilaah ahaan.

Taariikhdii Labaad 13

Taariikhdii Labaad 13:1-9