Taariikhdii Labaad 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saddex sannadood ayuu boqor ku ahaa Yeruusaalem, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Miikaayaah ina Uurii'eel oo reer Gibecaah ah. Oo Abiiyaah iyo Yaaraabcaamna dagaal baa ka dhexayn jiray.

Taariikhdii Labaad 13

Taariikhdii Labaad 13:1-12