Taariikhdii Labaad 13:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Abiiyaah baa eryaday Yaaraabcaam oo wuxuu ka qabsaday magaalooyin badan kuwaasoo ahaa Beytel iyo tuulooyinkeedii, iyo Yeshaanaah iyo tuulooyinkeedii, iyo Cefroon iyo tuulooyinkeedii.

Taariikhdii Labaad 13

Taariikhdii Labaad 13:13-21