Taariikhdii Labaad 13:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay dadkii Yahuudah qayliyeen oo markay dadkii Yahuudah qayliyeen ayaa Rabbigu wax ku dhuftay Yaaraabcaam iyo dadkii Israa'iil oo dhan Abiiyaah iyo dadkii Yahuudah hortooda.

Taariikhdii Labaad 13

Taariikhdii Labaad 13:14-21