Taariikhdii Labaad 13:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eega waxaa nala jira Ilaah isagoo madax noo ah, iyo wadaaddadiisii oo wata turumbooyinkii lagu dhawaajiya, oo waxay idinku afuufi doonaan dhawaaq, haddaba dadka Israa'iilow, ha la diririna Rabbiga ah Ilaaha awowayaashiin, waayo, liibaani maysaan.

Taariikhdii Labaad 13

Taariikhdii Labaad 13:5-19