Taariikhdii Labaad 12:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rexabcaamna wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagu aasay magaaladii Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Abiiyaah.

Taariikhdii Labaad 12

Taariikhdii Labaad 12:15-16