Taariikhdii Labaad 11:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Waa inaydnaan kor u bixin oo aydnaan walaalihiin la diririn. Nin waluba gurigiisii ha ku noqdo, waayo, waxanu aniguu iga yimid. Sidaas aawadeed way maqleen Eraygii Rabbiga, wayna ka noqdeen Yaaraabcaam kii ay ku kaceen.

Taariikhdii Labaad 11

Taariikhdii Labaad 11:1-9