Taariikhdii Labaad 11:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu u macaamilooday si caqli ah, oo wiilashiisii oo dhanna wuu ku kala firdhiyey magaalooyinkii deyrka lahaa ee dalkii reer Yahuudah iyo kii reer Benyaamiin oo dhan, oo iyagii wuxuu siiyey cunto badan. Wuxuuna u doondoonay naago badan.

Taariikhdii Labaad 11

Taariikhdii Labaad 11:16-23