Taariikhdii Labaad 11:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, reer Laawi way ka soo kaceen degmooyinkoodii iyo hantidoodiiba oo waxay yimaadeen dalkii Yahuudah iyo Yeruusaalem, waayo, Yaaraabcaam iyo wiilashiisii ayaa iyaga eryay si ayan Rabbiga ugu samayn shuqulkii wadaadnimada.

Taariikhdii Labaad 11

Taariikhdii Labaad 11:8-19