Taariikhdii Labaad 10:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Rexabcaam wuxuu diray Hadooraam oo cashuurta u sarreeyey, oo dadkii Israa'iil dhagax bay la dhaceen, wuuna dhintay. Markaasaa Boqor Rexabcaam ku degdegay inuu fuulo gaadhifaraskiisii si uu Yeruusaalem ugu cararo.

Taariikhdii Labaad 10

Taariikhdii Labaad 10:16-18