Taariikhdii Labaad 10:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed boqorkii dadkii ma uu dhegaysan, waayo, taasu xagga Ilaah bay ka timid, si uu Rabbigu u adkeeyo eraygiisii uu Yaaraabcaam ina Nebaad kula hadlay oo uu u soo dhiibay Axiiyaah kii reer Shiiloh.

Taariikhdii Labaad 10

Taariikhdii Labaad 10:6-18