Taariikhdii Labaad 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Sulaymaan kor ugu baxay meeshii allabariga ee naxaasta ahayd oo Rabbiga hor tiil, taasoo teendhadii shirka hor qotontay, oo wuxuu ku dul bixiyey kun qurbaan oo la gubo.

Taariikhdii Labaad 1

Taariikhdii Labaad 1:3-8