Taariikhdii Labaad 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sulaymaan baa la hadlay reer binu Israa'iil oo dhan oo ahaa kuwii kun kun u talin jiray, iyo kuwii boqol boqol u talin jiray, iyo xaakinnadii, iyo amiir kasta oo dalka reer binu Israa'iil joogay kuwaasoo ahaa madaxdii reeraha.

Taariikhdii Labaad 1

Taariikhdii Labaad 1:1-8