Taariikhdii Labaad 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gaadhifaras wuxuu Masar kaga soo bixi jiray lix boqol oo sheqel oo lacag ah, farasna boqol iyo konton sheqel; oo saasoo kalay ugu wada keeni jireen boqorradii reer Xeed oo dhan iyo boqorradii reer Suuriyaba.

Taariikhdii Labaad 1

Taariikhdii Labaad 1:9-17