Taariikhdii Kowaad 9:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwanuna waa nimankii gabayaaga ahaa oo ahaa madaxdii qolooyinka reer Laawi, oo waxay joogi jireen qolalka oo hawl kalena ma ay hayn, waayo, iyagu habeen iyo maalinba waxay qabanayeen shuqulkoodii.

Taariikhdii Kowaad 9

Taariikhdii Kowaad 9:31-36