Taariikhdii Kowaad 9:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Matityaah oo ka mid ahaa reer Laawi, oo ahaa curadkii Shalluum oo ahaa reer Qorax shuqulkiisii joogtada ahaa wuxuu ahaa inuu ilaaliyo waxyaalaha digsiyada lagu dubo.

Taariikhdii Kowaad 9

Taariikhdii Kowaad 9:29-38