Taariikhdii Kowaad 8:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanuna waa wiilashii Eehuud, oo waxay ahaayeen madaxdii reerahooda oo ahaa dadkii Gebac degganaa, oo iyaga maxaabiis ahaan waa loogu kaxaystay Maanahad.

Taariikhdii Kowaad 8

Taariikhdii Kowaad 8:1-8