Taariikhdii Kowaad 8:1-5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo Benyaamiinna wuxuu dhalay Belac oo ahaa curadkiisii, iyo Ashbeel oo ahaa kii labaad, iyo Axrax oo ahaa kii saddexaad,

2. iyo Nooxaah oo ahaa kii afraad, iyo Rafaa oo ahaa kii shanaad.

3. Oo Belacna wiilal buu lahaa, oo waxay ahaayeen Addaar, iyo Geeraa, iyo Abiihuud,

4. iyo Abiishuuca, iyo Nacaman, iyo Axoo'ax,

5. iyo Geeraa, iyo Shefuufaan, iyo Xuuraam.

Taariikhdii Kowaad 8