Taariikhdii Kowaad 7:24-27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

24. Oo gabadhiisana waxaa la odhan jiray She'eraah, oo iyadu waxay dhistay Beytxooroon tan hoose iyo tan sareba, iyo weliba Useen She'eraah.

25. Oo wuxuu dhalay Refax, oo isna dhalay Reshef, iyo wiilkiisii Telax, oo isna dhalay Tahan,

26. oo isna dhalay Lacdaan, oo isna dhalay Cammiihuud, oo isna dhalay Eliishaamaa,

27. oo isna dhalay Nuun, oo isna dhalay Yashuuca.

Taariikhdii Kowaad 7