Taariikhdii Kowaad 7:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna markaasuu naagtiisii u tegey, kolkaasay uuraysatay oo waxay dhashay wiil. Markaasuu magiciisii u bixiyey Beriicaah, maxaa yeelay, belaayaa reerkiisii ku dhacday.

Taariikhdii Kowaad 7

Taariikhdii Kowaad 7:22-27