Taariikhdii Kowaad 6:8-10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

8. Axiituubna wuxuu dhalay Saadooq, Saadooqna wuxuu dhalay Axiimacas,

9. Axiimacasna wuxuu dhalay Casaryaah, Casaryaahna wuxuu dhalay Yooxaanaan,

10. Yooxaanaanna wuxuu dhalay Casaryaah, (isagu wuxuu ahaa kii hawsha wadaadnimada ka qaban jiray gurigii Sulaymaan Yeruusaalem ka dhisay, )

Taariikhdii Kowaad 6