Taariikhdii Kowaad 6:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yehoosaadaaqna maxaabiis ahaan buu tegey waagii Rabbigu dadkii Yahuudah iyo Yeruusaalem uu gacantii Nebukadnesar ku kaxeeyey.

Taariikhdii Kowaad 6

Taariikhdii Kowaad 6:11-25