Taariikhdii Kowaad 5:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagiina waa looga hiiliyey, markaasaa reer Hagrii'iim waxaa la soo geliyey gacantoodii, iyagii iyo kuwii kale oo la jiray oo dhanba, waayo, intay dagaalka ku jireen ayay Ilaah u qayshadeen, wuuna aqbalay, maxaa yeelay, isagay isku halleeyeen.

Taariikhdii Kowaad 5

Taariikhdii Kowaad 5:10-26