Taariikhdii Kowaad 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lix waxay ugu dhasheen Xebroon, oo Xebroon wuxuu boqor ka ahaa toddoba sannadood iyo lix bilood, oo Yeruusaalemna wuxuu boqor ku ahaa saddex iyo soddon sannadood.

Taariikhdii Kowaad 3

Taariikhdii Kowaad 3:3-13