Taariikhdii Kowaad 3:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilashii Shekaanyaahna waxay ahaayeen Shemacyaah, wiilashii Shemacyaahna waxay ahaayeen Xatuush, iyo Yigaal, iyo Baarii'ax, iyo Necaryaah, iyo Shaafaad, oo waxay ahaayeen lix.

Taariikhdii Kowaad 3

Taariikhdii Kowaad 3:14-24