Taariikhdii Kowaad 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo kii saddexaadna wuxuu ahaa Absaaloom oo ay dhashay Macakaah oo ahayd boqorkii Geshuur oo Talmay ahaa gabadhiisii, oo kii afraadna wuxuu ahaa Adoniiyaah oo ay Haggiid dhashay,

Taariikhdii Kowaad 3

Taariikhdii Kowaad 3:1-8