Taariikhdii Kowaad 29:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu dhintay isagoo oday ah oo ka dhergay cimri, iyo maal, iyo sharafba, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Sulaymaan.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:20-30