Taariikhdii Kowaad 29:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiguna Sulaymaan aad iyo aad buu ugu weyneeyey reer binu Israa'iil oo dhan hortooda, oo wuxuu isaga siiyey boqortooyo haybad leh oo ayan lahaan jirin boqorradii reer binu Israa'iil oo isaga ka horreeyey oo dhammu.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:18-27