Taariikhdii Kowaad 29:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Weliba waan ogahay, Ilaahayow, inaad qalbiga imtixaantid, oo aad qummanaanta ku faraxdid. Oo aniguna iyadoo qalbigaygu qumman yahay ayaan waxyaalahan oo dhan bixiyey anigoo raalli ah, oo haddana farxad baan ku arkay dadkaaga halkan jooga oo wax bixinaya iyagoo raalli ah.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:9-18