Taariikhdii Kowaad 29:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Daa'uud shirkii oo dhan ku yidhi, Wiilkayga Sulaymaan oo Ilaahu keligiis doortay, weli wuu yar yahay, waana tabar daranyahay, oo shuqulkuna waa weyn yahay, waayo, guriga nin loo dhisi maayo, laakiinse waxaa loo dhisayaa Rabbiga Ilaaha ah.

Taariikhdii Kowaad 29

Taariikhdii Kowaad 29:1-6