Taariikhdii Kowaad 28:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu igu yidhi, Wiilkaaga Sulaymaan ayaa dhisi doona gurigayga iyo barxadahaygaba, waayo, waxaan isaga u doortay inuu ahaado wiilkaygii, oo anna waxaan isaga u ahaan doonaa aabbihiis.

Taariikhdii Kowaad 28

Taariikhdii Kowaad 28:2-9