Taariikhdii Kowaad 28:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo tilmaantii girgiraha fooxa dahabkiisa la safeeyey miisaankiisa, iyo tilmaantii dahabka loo miisaami lahaa naqshadda gaadhifaraska, iyo keruubiimtii baalashooda kala bixisay oo ku qarisay sanduuqii axdiga Rabbiga.

Taariikhdii Kowaad 28

Taariikhdii Kowaad 28:17-21