Taariikhdii Kowaad 28:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo tilmaantii dahabkii loo miisaami lahaa weelasha dahabka ah, oo ah kulli weelasha lagu adeegi lahaa cayn kasta oo adeegid ah, iyo tii lacagtii loo miisaami lahaa kulli weelasha lacagta ah oo ah kulli weelasha lagu adeegi lahaa cayn kasta oo adeegid ah,

Taariikhdii Kowaad 28

Taariikhdii Kowaad 28:11-15